Ciidamada kumaandooska Danab oo qabtay gaari qaraxyo saarnaayeen (Sawirro)

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheesan ay ka fuliyeen deegaano dhaca duleedka magaalada Kismaayo waxa ay ku dileen xubno katirsan Al Shabaab, iyaga oo sidoo kale qabtay qaraxyo. Saraakiil katirsan ciidanka milatariga ayaa Warbaahinta dowladda u sheegay in howlgal ciidanka ka fuliyeen degaannada Beer xaani iyo Gabdhoole ku dileen dagaalyahano … Continue reading Ciidamada kumaandooska Danab oo qabtay gaari qaraxyo saarnaayeen (Sawirro)